Dowladda Somalia oo War kulul ka soo saartay doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo, kuwaas oo tilmaamaya in shaqsiyaad kala duwan mid walba gaarkiisa u sheegto Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland, waxaana dhinaca kale Wasaaradda Walaac ka muujisay dhacdooyinka kasoo cusboonaaday Kismaayo ee … Continue reading Dowladda Somalia oo War kulul ka soo saartay doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo